bnn

TACSI Ku Socota Qoyska Marxuum Cawad Axmed Cawad Oo Borama Ku Geeriyooday

tacsi_2Aniga oo ah cumar xagi Hadliyeh waxan tacsi u diraya Qoyskii Iyo Qarabadii Cawad Ahmed Cawad oo ku geeriyooday Dhawaan Magalaada Borama.
Ilaahay naxariiista jano ha siiyo, Ehelkiisi Iyo Qarabadiin Samir ha siiyo.
Jazaakumullaahu khairan
Cumar hadliye

Joomla