BAADH WARKII KU DHAAFAY KU QOR

Saldhigii Labaad Ee Ugu Waynaa Ee Ururka Alshabaab Ku Lahaayeen Ee Rabdhuure Oo Laga Qabsaday Iyo Qorshaha hawlgalka Oo Laga Waramay (DHAGAYSO)

ALSHABAB1

06-03-2014 (BNN) Ilaa iyo 12 ka mid ah dagaalyahannada kooxda Al Shabab ayaa lagu dilay dagaal ka dhacay degaanno ka tirsan gobolka Bakool. Ciidamada Ethiopia ee qeyb ka ah hawlgalka nabad ilaalinta Midowga Afrika ee AMISOM iyo kuwa dowladda Somalia ayaa dagaalkaasi ku qabsadey saldhiggii ugu weynaa ee kooxda Al Shabab ku lahayd Rabdhuure oo ka tirsan gobolka Bakool.
Wararka gobolka ka imanaya ayaa sheegaya in dagaalyahannada Al Shabab ay sidoo kale ka baxeen xarunta gobolka Bakool ee Xuddur.

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Voa

Xafiiska Wararka Boramanews

Boramanews@gmail.com

Isha Ku Hay Boramanews.com

 

AKHRISO WARARKII KU DHAAFAY IYO WARARKA LA XIDHIIDHA WARKAN


Wednesday, 05 February 2014 03:59
Tuesday, 04 February 2014 18:53
Sunday, 15 September 2013 16:08
Wednesday, 09 April 2014 04:48
Wednesday, 02 October 2013 15:33
Tuesday, 20 August 2013 11:16
Saturday, 25 January 2014 13:52
Saturday, 23 November 2013 10:25
Saturday, 02 November 2013 21:11
Monday, 10 February 2014 08:32