BAADH WARKII KU DHAAFAY KU QOR

Arimaha Bulshada

Ogaysiis Jaaliyaddaha Holland, Biljim, Iyo Jarmalka Kulanka Prof Samatar

Prof20Ahmed20Ismail20Samatar

Dhamaan Jaalliyadaha Somaliland Ee Holland, Biljim iyo Jarmalka, Waxaa la ogeysiinayaa inay ka soo qeybgalaan kulan Is xogwareysi ah oo uu marti inoogu yahay Aqoonyahay

 

Letter: Somalis worldwide lost a great leader

saadooSomalis in St. Cloud lost a legendary Somali singer and songwriter. Saado Ali Warsame was shot and killed in a drive-by shooting last week in Mogadishu, Somalia.
Ali was a member of the Somali federal government, a well-known musician who had lived in St. Cloud in the past.
 

Dhalinyarada Reer Awdal Waxa Ay Tacsi Tiiraanyo Leh U Dirayaa Dhamaan Eheladii Iyo Qaranka Geeridii Ku Timiday Saado Cali Warsame

tacsi_saadoAnigoo ku Hadlaya magacayga iyo ka dhalinyaradda Gobolka Awdal, Waxaan tacsi tiiranyo leh halkan uga diraynaa qoyska, qaraabadda iyo Umadda Soomaliyeed oo dhanba Geeridii naxdinta lahayd ee ku timi marxuumad Saado Cali Warsame oo gacan ka gar-daran lagu dilay Muqdisho shalay.
 
 

Dadka Jabuuti loo dhiibay Waxaa ka Dambeeya Madaxda reer Awdal By Ciise Ismaaciil Axmed

lacelpp
Dadka Jabuuti loo dhiibay Waxaa ka Dambeeya Madaxda reer Awdal By Ciise Ismaaciil Axmed

 

kulanka wasiir xirsi iyo wasiirkii hore arimaha gudaha Duur

xirsiduurkulanka xaaji xirsi wasiirka madaxtooyada iyo duur wasiirkii hore ee
Waxa baryahan si xawli ah uga dhex socday Somaliland arin ku laba kaclaynta xawliga leh ee habar 
magaado oo la aaminsan yahay inay si wayn dabada uga riixayaan xisbiyada mucaaradka ah qaarkood 
taasoo dani ugu jirto inay ku kasbadaan dad wayne tiro badan oo kala yaala gobolo fara badan oo 
hadii laga hadhi waayo qabiilka iyo beelnimada, qaadanaysa kaalin xoog leh, haddii aynu si kale u 
nidhaahno waxay noqonaysaa laba saldhig oo wayn oo ku abtirsada hooyooyinkii dhalay ilma sheikh 
isaxaaq.
 
 

Page 1 of 56

AKHRISO WARARKII KU DHAAFAY IYO WARARKA LA XIDHIIDHA WARKAN


Sunday, 29 September 2013 07:10
Monday, 26 August 2013 17:19
Tuesday, 13 May 2014 12:28
Saturday, 29 March 2014 16:38
Monday, 23 December 2013 01:06
Monday, 09 September 2013 22:01
Thursday, 30 January 2014 07:36
Saturday, 01 March 2014 23:04
Sunday, 17 November 2013 03:10
Thursday, 30 January 2014 20:10