Tacsi Ku Socota Qoyska Iyo Ehelada Marxuum Xaaji Daaud Warsame Oo Dhawaan Borama Ku Geeriyooday

asc
tacsi_xaaji_daauudwaxaan halkan tacsi uga dirayaa anigoo ah Mohamed Farax (barako)
qoyska reer X Daa,uud  Warsame geeridii ku timid aabahood Allaha u naxariistee waaxnnleeyahay ilaahay sabir ha innaga siiyo isagana Allaha ka dhigo dadka loo
 

Qarannimo Qabyaalad ku Doorsan Mayno!

Maqaal1In badan waxa loo maldahaa bulshada ujeeddooyin is barkan oo badiba loo soo huwiyo muuqaal qabiil si loogu oofsado dano ku danbeeya kuwo gaar loo leeyahay. In badan waxa loo soo cumaamadaa belaayo hagoogan oo muuqaal waayeel wadata, aan se ahayn. In badan waxa la arkaa bulshada oo wax u muuqda wax aan u muuqan loogu fasiro, inta bandanna dhadhan qadhaadh oo qabyaaladeed leh.
In badan waxa dhegaha dadka ka badatay rag lagu tilmaamayo lexojecelo inay ka leeyihiin qaranka Somaliland. In badan waxaynu maqalnay inaan raggaa looga baqaynin burburin iyo daba-martaynta Somaliland. In badan ayaa lagu celceliyey oo lagu celceliyey. Waxa mar walba ujeedadu ahayd in raggaa lagu soo celiyo caqliga, oo la dejiyo xiisadda oo aan shacbi iyo dawlad toonna lala qaadin, lalana qaadan ka-tallaabsiga sharciga ee ka muuqda. Ma se noqon.
 

Tirsigii 67 aad Waxay Xukuumada Siilaanyo dhaawacdey hab-maamuuska guud ee Sharafta iyo karaamada dawladnimada Somaliland. qalinkii A/rahman Fidhinle

maqaalWaa  Qormooyinkeenii qiraayey hanaanka iyo hab-dhaqanka xukuumada Siilaanyo ee qusumka iyo qoonta ah ee qaawan, qalaalan,qariban, qoofalan, qafaalan ee ay ula dhaqantey G.wakiilada ee dastuuriga ahaa, taas ula tagtey kala daadin, ku dur-durin, duulaan,duudsi duduuc, baayacaad  iyo qar qarsiga iyo qoor qabad ay mooshin ku marsaneyso, taas oo ay  karaamadii iyo milgihii golihii wakiilda ay wiiqdey oo meel kaga dhacdey ka dib markii ay  kala dhex-dhigtey Mawjado cabeysan oo uu khilaaf hadheeyey golihii dastuuriga ahaa. Waa qormooyinkeenii qiraayey kala daadinta, dan-la orodka, doolar ku dur-duurashada,dareen
 
 

DAD LAYAQAAN GUURSO DAD LAYAQAAN BEEY DHALAANE (QEYBTII 1-AAD)

HORDHAC/GOGOL-DHIG
NINAllaah  ayaa  mahad  oo  idil  iska  leh,  nabadgalyo  iyo  naxariisina  Nabigeena  Muxammad  ah  
korkiisa Allaha yeelo.
Aan  ku  hormaro’e  Xikmadaa  kore  ee  ciwaanka  ah  waqtiyadii  hore  Soomaalidu  waxeey  u 
isticmaali jirtey  marka  eey  ka  hadlayaan  Soomaalida  dhexdeeda,  ama  kala  guursiga  gabdhaha 
 

Xaaji Cabdi-Waraabe: Xallintii Khilaafaadka Golaha Wakiillada Ee 2005 iyo 2014!

Mar kasta oo ay Somaliland ka aloosmaan xiisado siyaasadeed iyo loollan ku salaysan xilal qaran, colaado gaadha heer qudhXAAJI_CABDI_WARAABE la jaro iyo guud ahaanba khilaaf kala geeya bulshadu wadnaha ayaa farta lagu qabtaa. Waxa la is-weydiiyaa sidee lagu xallin? Yaa kala guri doona cidda xurguftu ka dhex qaraxday? Maxaa dhici doona? Miyaa lagu kala yaaci? Yaa…. Yaa…
 
 

Page 14 of 45

AKHRISO WARARKII KU DHAAFAY IYO WARARKA LA XIDHIIDHA WARKAN


Saturday, 28 September 2013 06:53
Saturday, 26 October 2013 15:30
Friday, 04 October 2013 23:26
Thursday, 23 January 2014 02:56
Monday, 17 March 2014 14:17
Monday, 21 October 2013 17:10
Friday, 31 January 2014 09:34
Monday, 24 March 2014 20:23
Friday, 07 March 2014 07:49
Monday, 25 November 2013 09:15