Tacsi Ku Socota Ehelkii Iyo Qaraabadi Iyo Asxaabti Uu Ka Baxay ALLE JANADI HA Ka warabiyee Marxum (Axmed faraax (Kawsare) ku geeriyoda magalada hargeisa

  tacsi  Inaali-Laahi wa inaa Ilayhi Raajicuun 
Waxaan Halkan TACSI uga Diraynaa Dhamantayo Ehelkii Iyo Qaraabadi Iyo Asxaabti Uu Ka 
Baxay ALLE JANADI HA Ka warabiyee 
 Marxum (Axmed faraax (Kawsare) ku geeriyoda magalada hargeisa dhamaan
 

Hambalyo Ku Socota Mahamed-Ali Abdi Hussien & Fahima Ali Dahir Oo Ku Aqal Galay Borama

******************************* T a h n i y a d*********************************
hambalyo-aroos-wacan-300x104Dhamaan Akhyaartan iyo Saaxibadan Hoos ku Qoran oo  Deggan Dallas, TX., Waxay Dhambaal Tahniyad ah Hawad u Marinayaan Saaxiibkood
Mahamed-Ali Abdi Hussien  
 

Hambalyo Ku Socota caruuska Cadnaan Haybe Maxamuud iyo caruusada Asma Aadan Ducaale Oo Ku Aqalgalay Addisababa

hambalyHanbalyo aroos
ugu horayn waxaanu salaan hawada u marinaynaa bahda shabakada wararka ee boramanews,
anagoo ah dadka hoos ku qoran waxaanu hanbalyo aroos u diraynaa ..
caruuska Cadnaan Haybe Maxamuud  iyo
caruusada  Asma Aadan Ducaale
oo aroos koodu ka dhacay ithopia magaalada addisababa 03/02/2014
 
 

Jaaliyada Soomaalida ee Sandiego oo tacsi u diraya Marxuum Abdirisaq Xaji Xuseen

cabdirsak_x.xuseenAnigoo ah odeyaasha iyo waxgaradka jaaliyada Soomaalida ee Sandiego Calafornia, waxaan tacsi u direynaa qoyskii, eheladii, iyo guud ahaanba umada Soomaaliyeed. Geeridii naxdinta lahayd ee ku timid Reysal wasaarihii hore ee Soomaaliya Marxuum Abdirisaaq Xaaji Xuseen oo taariikhdu markay ahayd 1/31/2014 galabnimadii jimcaha ku geeriyooday magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota. Marxuumka oo lagu xasuusto halgankii dheeraa ee uu u soo galay xornimada umada Soomaaliyeed. Waxaana ilaahay uga baryeynaa in uu naxariistii jano ka waraabiyo qoyskii iyo eheladii u ka geeriyoodayna Samir iyo iimaan ka siiyo. Tacsidan waxa diraya magacyadan hoos ku qoran:
 

Falal anshax xumo ah oo ku soo badanaya Somaliland BY Abdirahman Mohamed

Maqaal1Falal anshax xumo ah oo ku soo badanaya Somaliland
Ummad walba waxay leedahay Diin iyo dhaqan soo jireen ah kaas oo xakameeya falalka ka hor yimaadda xeerka ama shuruucda Diinta ama dhaqanku farayo. Xagga  Diinta waa arin aad u culus hadii la sameeyo falal faaxisho ah oo xitaa lagu mutaysan karo cadaab waarta oo aakhiro ah iyo ciqaab Rabi oo aduunyo ah.
Waxa sanadadan u danbeeyey aad ugu soo badanayey Somaliland falal anshax xumo oo xadhiga goostay, waa laga yaaba in ay ka jiro arintan oo kale dhulalka kale ee Soomaalidu degto, laakiin anigu waxaan xogteeda hayaa waxa ka socda Somaliland gaar ahaan caasimada Hargeysa oo aad marmarka qaarkood aad muraaro dilaacayso waxa ka socda waxaana ka mid ah wax yaabaha aad u batay ee ka dhaca qaar ka mid ah Hudheelada magaalada:
 
 

Page 27 of 56

AKHRISO WARARKII KU DHAAFAY IYO WARARKA LA XIDHIIDHA WARKAN


Thursday, 29 August 2013 18:43
Thursday, 09 January 2014 13:38
Wednesday, 01 January 2014 17:55
Monday, 24 March 2014 11:25
Saturday, 04 January 2014 17:35
Friday, 28 February 2014 10:31
Saturday, 24 May 2014 19:22
Monday, 30 December 2013 22:19
Thursday, 12 September 2013 10:22
Sunday, 17 November 2013 02:48