WAA SAWIR SI FIICAN U MUUQDA...DUQAYDA AWDAL ... RUNTA MAAMULKA SOMALILAND.. QOFKII RABA WAY TUSEEN , ...HAMBALYO IYO HEEEEE!!!!!!!!

SAlaadiinta_AwdalODAYAASHAN HAMBALYO IYO CANAAN LABADABA WAY LEEYIHIIN MAANTA
 
1. MARKA HORE AAAN HAMBALYO U DIRO ODAYAASHA IYO WAXGRADKA KALE EE QAAWIYAY BEENTA MAAMULKA SIIILAANYO. DADKA SOMALIYEED WAXA SI FIICAN LOO TUSAY WAXAY SOMALI TAHAY IYO MAAMULKA KA JIRA.
 
WARBIXINTA ODAYAASHU WAA DIGNIIN CULUS OO SOMALI OO DHAN KU SOCOTA MEEL AY JOOGAANBA. WAXANAY MARKHAATI CAD KA TAHAY INTAY SOMALIYI MEELNA U SOCON WAAYO MID WALBA WUXUU RABAA INUU KA KALE DUSHIISA KU SOCDO.
 
CIDDII UU MURAN AMA MUGDI KAGA JIRAY WARBIXITANI CILMIYAYSAN BAA BANAANKA SOO DHIGTAY BEENTII LA HADOODILAYAY. SIDAA AWGEED ODAYADU MAANTA WAAJIBKOODII WAY GUTEEN CEEBTIINA  CIDDA ISKA LEH DUSHA AYAY KA SAAREEN.
 

Jaaliyadda gobolada galbeedka Somaliland ee dalka Sweden, Linköping oo baaq taageero u diraysa salaadiinta & cuqaasha beeshooda ee ku sugan Hargeisa

Jaaliyadda magaalada Linköping ee wadanka Sweden ayaa kulan ay isugu yimaadeenBaaq_iyo_taageero
habeenkii xalay eey taariikhdu ku beegnayd 31.August.2014, ku taageeray salaadiinta 
iyo cuqaasha beelaha Gadabuursi ee hadda ku sugan Hargeisa, si ay madaxwaynaha 
Jamhuuriyadda Somaliland ugala xaajoodaan saamiqaybsiga ay gobolada Awdal, Salal 
iyo Gabiley ku leeyihiin maamulka Somaliland. Kadib markii ay jaaliyadu akhriday ooy 
ku qanacday nuqulkii qoraalka ahaa ee ay salaadiintu u gudbiyeen madaxwaynaha, isla 
markaasna xidhiidh toos ah la sameeyeen salaadiinta joogta magaalada Hargeisa ayaa waxay 
jaaliyaddu isku raacday in cod dheer ay ku taageerto ujeedadan ay u socdaan hogaankan 
beelaha Gadabuursi. 
 

Press Release: Awdal State Condemnations On Recent Terror Attacks On Saaxdheer

AleelAwdal State of Somalia condemns the act of terrorism recently committed by SNM terror groups at Saaxdheer. The citizens of Awdal State send their deep condolences to the families and relatives of the civilians murdered while participating the inauguration of president Ali Khalif Galeyr. Together, we mourn with you and we loudly say that these innocence civilians were executed and slaughtered inhumanely.
Today, we also congratulate for President Ali Khalif Galeyr as he succeeded and made the impossible a possible for him being elected democratically on his soil while witnessed by an independent delegates from Somali Federal States with the present of international community representatives. The second victory is to the twin states Khatumo and Awdal State as the global eye nakedly witnessed that both states are victims of organised crimes tailoring by SNM-terror groups for two decades.
Awdal state of Somalia also condemns all forms violence, killings and injustices which are all tolerated and yet practicing by SNM militias groups. We are also aware of that all murders are perpetrated by well known individuals in SNM's lead positions (Those titled as MUJAHID) for revenge and exemplary purposes, such as the unforgettable act of slaughtering father and his two sons in Seemaal were pictures of the victims were publicly released to the social media and to the large audience, Those shocking images are compared to the same act of slaughtering American journalists in the Middle East and Boko Haram's slaughters in Nigeria. 
 
 

Labaa Isku Kay Qaban La,By H.Baashe

H-baashe“Maqaal(Article) kasta oo aan qoraa wax uu ka turjumayaa xaalada dhabta 
ah ee uu ka hadlaayo, mana aha mid buun buunin ama beeni ku jirto, isla 
markaana maaha mid aan ka gaabsanayo ka hadalkiisa”
Waxaa wakhtiyadan dambe ka socoday meelo badan oo kamid ah 
waddanka in laga dhiso waddooyin qurux badan, misana marka laga 
hadlo magaalo madaxadda Hargaysa in Lasameeyo meelo aad u qurux 
badan oo waddooyin iyo Marmar ay dadku maraan loo sameeyey, oo 
indhuhu kusoo hiranayaan markaad aragto, Mahadaasna Ilahay loo 
celinayo, marlabaadkana Dawlada hoose, marsadexaadna shacabka iyo 
ganacsatada.
 

Fariin Ku Socota Siilaanyo:Dib Ha U Magacabin Komishan Fashilmay By Abdi Ibrahim(VIDEO)

Abdi_IbrahinFariin Ku Socota Siilaanyo:Dib Ha U Magacabin Komishan Fashilmay By Abdi Ibrahim
 
 

Page 7 of 67

AKHRISO WARARKII KU DHAAFAY IYO WARARKA LA XIDHIIDHA WARKAN


Sunday, 11 May 2014 12:18
Friday, 03 January 2014 16:56
Sunday, 03 August 2014 15:01
Saturday, 09 November 2013 06:45
Monday, 09 December 2013 21:30
Thursday, 26 June 2014 19:01
Thursday, 17 July 2014 14:57
Saturday, 30 August 2014 08:34
Sunday, 22 June 2014 19:43
Sunday, 20 July 2014 11:59