ABDUU

Tuesday, 11 September 2018 17:56

Xafiiska Hanti Dhawrka Guud Ee Dawlada Fadaraalka Somaliya Oo Iska Fogeeyay Eedeeymo Uga Yimid Madaxda Maamul Goboleedyada Somaliya

11/09/2018(BNN) Xafiiska Hanti dhowrka Guud ee Qaranka ayaa sheegay inay ka madax banaan yihiin lamaha kala duwan ee dowladda iyo dhinacyada siyaasadda dalka, iyagoo iska fogeeyay eedeymo uga yimid Maamul goboleedyada iyo Xildhibaanada Baarlamaanka.

War saxaafadeed ka soo baxay Xafiiska Hanti Dhowrka Guud ayaa lagu sheegay in war murtiyeedkii ka soo baxay shirkii Madaxda Maamul goboleedyada iyo xubno ka mid ah Xildhibaanada inuu tuhun geliyay madax banaanida iyo dhex dhexaadnimada Xafiiska Hanti dhowrka Qaranka.

Sidoo kale war saxaafadeedka ayaa lagu sheegay in Xafiiska Hanti dhowrka Qaranka uu ku casuumayo cid kasta oo mas’uul ah oo raba inuu warbixin dheeraad ah ka helo Xafiiska Hanti dhowrka, isla markaana albaabadiisa u furan yihiin.

Madaxda maamul goboleedyada ayaa war murtiyeedkooda ka soo baxay shirkii ay ku yeesheen Kismaayo waxay si cad u sheegeen in la siyaasadeeyay hey’adihii madaxa banaanaa sida Garsoorka, Hanti dhowrka Guud iyo Amniga.

Xafiiska Hanti dhowrka Guud ee Qaranka ayaa sheegay inay ka madax banaan yihiin lamaha kala duwan ee dowladda iyo dhinacyada siyaasadda dalka, iyagoo iska fogeeyay eedeymo uga yimid Maamul goboleedyada iyo Xildhibaanada Baarlamaanka.

War saxaafadeed ka soo baxay Xafiiska Hanti Dhowrka Guud ayaa lagu sheegay in war murtiyeedkii ka soo baxay shirkii Madaxda Maamul goboleedyada iyo xubno ka mid ah Xildhibaanada inuu tuhun geliyay madax banaanida iyo dhex dhexaadnimada Xafiiska Hanti dhowrka Qaranka.

Sidoo kale war saxaafadeedka ayaa lagu sheegay in Xafiiska Hanti dhowrka Qaranka uu ku casuumayo cid kasta oo mas’uul ah oo raba inuu warbixin dheeraad ah ka helo Xafiiska Hanti dhowrka, isla markaana albaabadiisa u furan yihiin.

Madaxda maamul goboleedyada ayaa war murtiyeedkooda ka soo baxay shirkii ay ku yeesheen Kismaayo waxay si cad u sheegeen in la siyaasadeeyay hey’adihii madaxa banaanaa sida Garsoorka, Hanti dhowrka Guud iyo Amniga.

 

HANT1

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

HANTI2

 

 

We use cookies to improve our website and your experience when using it. Cookies used for the essential operation of this site have already been set. Cookie policy. I accept cookies from this site.Agree