ABDUU

Wednesday, 12 September 2018 09:55

DAAWO: Khilaaf Xooga Oo Ka Dhex Qarxay Madaxda Dawlada Falastiin Iyo Maraykanka Iyo Waxyaabaha Uu Salka Ku Hayo Khilaafka Cusubi

12/09/2018(BNN) Maamulka Falastiin Iyo Maraykanka Ayaa Khilaaf Hor Lihi Ka Dhex Qarxay, iyada oo ay Falastiiniyiintu ku tuhmen Maraykanka Sharci jebin

Wasiirka Khaarajiga maamulka Falastiin Riyaad Maalik ayaa sheegay in uu Maraykanku wado cadaawad dhinaca sharciga ah, taas oo uu u hayo Dadka reer Falastiin, sidaasna waxa uu ka sheegay kulan ay yeesheen dawladdaha Carabtu oo uu khudbad ka jeediyey .

Media

We use cookies to improve our website and your experience when using it. Cookies used for the essential operation of this site have already been set. Cookie policy. I accept cookies from this site.Agree