Friday, 14 September 2018 11:17

DAAWO: Caruurta Agaamaha Ah Ee Ku Nool Dalka Afganistaan Oo Soo Bandhigay Waxyaabo Soo Jiitay Indhaha Bulshada Iyo Muqaal Yaableh Daawo Waxa Dhacay

14/09/2018(BNN) Dhalinyaradda Agoomaha ah ee dalka Afgaanistan ayaa wacdaro kusoo bandhigay dalkaasi iyaga oo muujiyey awooda ay u lee yihiin ciyaaraha qalaaba rogadka ee Circus-ka loo yaqaano.

Dhalinyaradda ayaa indhaha shacabka soo jiitay, iyada oo noqotay markii ugu horeysay ee ay dhalinyaraddasi soo bandhigto ciyaartan oo kale, madaama oo amaanka dalkaasi soo xumaanaayo.

 

Media

We use cookies to improve our website and your experience when using it. Cookies used for the essential operation of this site have already been set. Cookie policy. I accept cookies from this site.Agree