ABDUU

Thursday, 11 October 2018 10:06

Shacabka Ku Magaalada Hargaysa Oo Saaka Ku Waabiriistay Wadooyinka Soo Gala Madaxtooyada Somaliland Oo Xidhnay Iyo Sobobta Loo Xidhay Wadooyinkaasi

11/10/2018(BNN) Shacabka magaalada Hargeysa ayaasaaka ku waabaristey inta badan wadooyinka soo gala madaxtooyada Somaliland oo xidhan .

Sababta wadooyinka loo xidhay ayaa ah iyada oo maantamadaxtooyada Somaliland lagu qaban doono xaflad loogu dabaal degaayo Balaadhinta ay dekada Berbera ku sameyn doonto shirkada Dp World taas oo uu shalay soo dhagax dhigay madaxweyne ku xigeenku

Waxaana xafladan ka qeyb gali doona masuulyiin kala duwan oo uu ugu horeeyo madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi

 

Xafiiska Wararka BoramaNews
BoramaNews.com

We use cookies to improve our website and your experience when using it. Cookies used for the essential operation of this site have already been set. Cookie policy. I accept cookies from this site.Agree