Thursday, 06 December 2018 15:04

Taliyihii Hawlgalinta Ciidamada Booliska Somaliland Oo Xilkii Laga Qaaday Iyo Taliye Cusub Oo Xilkaasi Loo Magacaabay + Magaca Taliyaha Cusu Ee La Magacaabay

06/12/2018(BNN) Taliyaha ciidanka Booliska Somaliland Sareeyo Guuro Cabdilaahi Fadal Iiman ayaa xilkii ka qaadey taliyihii hawl galinta ciidanka Booliska Cabdiqani Ciise Maygaag ( Ganay ) , oo xilkan loo magacaabey Bilo ka hor Doorashadii Madaxtooyada Somaliland ee dhacday 13.11.2017

Taliye Fadal ayaa xilkan u magacaabey Masuul hore xilkan u hayey kaas oo ah Maxamuud Ducaale isla markaana ahaa masuulkii ka horeeyey taliyahan maanta xilka laga qaadey

Ganay

We use cookies to improve our website and your experience when using it. Cookies used for the essential operation of this site have already been set. Cookie policy. I accept cookies from this site.Agree