Wednesday, 09 January 2019 15:47

DAAWO: Madaxwaynaha Cusub Ee Maamulka Puntland Iyo Ku Xigeenkiis Oo Tegay Xarunta Madaxtooyada Ee Maamulka Puntland Iyo Kulan Ay La Soo Qaateen Ex Madaxwayne Gaas

09/01/2019(BNN) Madaxweynaha Cusub ee Puntland Siciid Cabdullaahi Deni iyo ku xigeenkiisa Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa kulan kula qaatay Madaxtooyada PMadaxweynihii iyo Madaxweyne ku xigeenkii hore Cabdiweli Gaas iyo Iyo Cabdixakiin Camey.

Cabdiweli Gaas ayaa Baabuurkii Madaxtooyada ku wareejiyey Madaxwyenaha Cusub ee la doortay Siciid Deni, Waxaana la filayaa inuu dhowaan Xilka si rasmi ah ugu Wareejiyo.

 

Media

We use cookies to improve our website and your experience when using it. Cookies used for the essential operation of this site have already been set. Cookie policy. I accept cookies from this site.Agree