Thursday, 10 January 2019 12:12

Wakiilka Somaliland Ee Ingiriiska Oo Been Waxba Kamajiraan Ku Tilmaantay In Ingiriisku Safiir U soo Magacaabay Somaliland Oo Safaarad Ku Furanayo

10/1/2019 (BNN) Ayaan Maxamuud Cashuur, oo ah wakiilka Somaliland u jooga waddanka Ingiriiska ayaa beenisay in UK Ergay ama safiir u soo magacawday Somaliland.
ayan
 
“UK waxaa u jooga Somaliland representative u qaabilsan xidhiidhka UK and Somaliland. Fadlan  joojiya warka aad faafinaysiin ,  safiir iyo envoy midna maaha. Ilaahey maalintaas ha inna gaadhsiiyo. Insha allah dhawaan” ayay tidhi Ayaan.
Warkani diidmada ah ayaa kusoo beegmaya kadib markii shalay uu London ka sheegay Wasiirka warfaafinta Somaliland Cabdiraxman Gurri Barwaaqo in Ingiriisku safiir usoo magacaabay Somaliland taasi oo been cad lagu tilmaamay,ma aha markii ugu horaysay ee masuuliyiinta Somaliland ay war aan sal iyo raadtoona lahayn shacabkooga u sheegaan.
Xafiiska Wararka BNN
This email address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it.
We use cookies to improve our website and your experience when using it. Cookies used for the essential operation of this site have already been set. Cookie policy. I accept cookies from this site.Agree