Thursday, 10 January 2019 19:39

Raysal Wasaaraha Dawlada Fadaraalka Somaliya Xasan Cali Khyre Oo Magacaabis Sameeyay + Masuuliyiinta La Magacaabay Iyo Xilalka Loo Magacaabay

10/01/2019(BNN) Raysal wasaaraha dalka Somaliya ayaa waxaa uu maanta magacaabay guddiga badbaadinta iyo soo celinta hantida Qaranka .

Raysal wasaaraha ayaa sheegay in gudidan waajibkoodu tahay tirakoobka hantida dawladda iyo soo celinta dhulka iyo gaadiidka sida sharci darrada ah dawladda uga maqan

m 2

We use cookies to improve our website and your experience when using it. Cookies used for the essential operation of this site have already been set. Cookie policy. I accept cookies from this site.Agree