Monday, 11 February 2019 01:15

AKHRISO: Tirada Iyo Magacyada Golaha Wasiirada Puntland Ka Heleen Beesha Dhulbahante Iyo Masuuliyiin Culus OO Liistiga Kamuuqda

11.2.2019 (BNN)  Madaxwaynaha Puntland Siciid Cabdullaahi DENI uu magacaabay Wasiirada Cusub ee Puntland, ayaa waxaa Bilaabatay Falanqayn ku saabsan.

Siciid Deni ayaa Markiiba lagu dhaliilay Inuu Beesha uu kasoo jeedo ee Haysata madaxwyanaha uu siiyey Wasiirada, Arimaha Gudaha, Maaliyadda,  iyo Amniga.

Sido kale waxaanu halkan idiinku soo gudbinaynaa Xilalka iyo Sawirada Wasiirada Beesha Dhulbahante ee kasoo dhex muuqday Xukuumadda cusub ee Puntland.

1- Wasiirka Caafimaadka Dr. Jaamac Faarax Xassan oo kasoo jeeda Gobolka Sool. / Kalabaydh.

2- Wasiirka Duulista Hawada iyo Garoomada Xusseen Cismaan Lugatoor (Gabilay) oo kasoo jeeda Gobolka Sool / Boocame.

3- Wasiirka Warfaafinta iyo  Isgaadhsiinta Cali Xassan Axmed (Sabarey) oo kasoo jeeda Gobolka Sool, Kana mid ahaa Hogaankii Sare ee Jabhadii SSC.  Gobolka Sool / Gambadhe.

4- Wasiirka Deegaanka, Beeraha iyo Waraabka Ismaaciil Diiriye Gamaadiid oo kasoo jeeda  Gobolka Cayn / Buuhoodle.

5- Wasiirka Shaqada, Shaqaalaha, Dhalinyaradda iyo Ciyaaraha Jaamac Faarax Muuse  Gobolka Cayn / Buuhoodle.

Xafiiska Wararka Boramanews

This email address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it.

We use cookies to improve our website and your experience when using it. Cookies used for the essential operation of this site have already been set. Cookie policy. I accept cookies from this site.Agree