Borama News Network

Israel Oo Duqeymo Xooggan Ka Fulisay Koonfurta Beirut Iyo Wararkii Ugu Dambeeyay

Duqaymo xooggan oo xiriir ah ayaa Subaxnimadii hore ee maanta laga maqlay dhinaca koonfureed ee magaalada Beirut.

Dad goobjoogayaal ah ayaa wakaaladda wararka ee Reuters u sheegay in bambooyinkaasi ku soo dhacay caasimadda Lubnaan laga arkayay meel jirta dhawr kilometer.

Milatariga Israel ayaa sheegay in ciidamadooda cirku ay fuliyeen duqaymo xiriir ah oo ay ku beegsanayaan meelaha ay hubka ku kaydsadaan kooxda Xizbullah ee ku yaalla magaalada Beirut.

Warbixin ay arrintan ka qortay wakaalada wararka ee Reuters waxaa soo jeedinaya Cabdixakiin Shirwac.

 

 

Related posts

“Somaliya waxa u hadhay uun inay awood Ciidan inoo adeegsato…” Siyaasi Cali Qoryoolay Oo Ka Hadlay Arimo Xasaasiya

Abdiaziz Bnnstaff

Doorashadii UK oo lagu kala baxay iyo Xisbigii oommanaa 14 sano oo guulaystay

Abdiaziz Bnnstaff

Xildhibaan Barkhada Batuun Oo Shacabka Magaalada Baligubadle U Diray Baaq Culus

Abdiaziz Bnnstaff