Borama News Network

18 Qof Oo Lagu Dilay Colaad Ka Dhacday Xadka Tana River Iyo Garisa

Ururrada bulshada rayidka ah ee gobolka Waqooyi Bari ee dalka Kenya ayaa baaq nabadeed u diray, beelo dhawaan ku dagaallamay degmada Tana River oo ka mid ah deegaanada xadka la leh magaalada Garisa ee gobolka Waqooyi Bari.

Ugu yaraan 18 qof ayaa la xaqiijiyay in ay ku dhinteen isku dhacyadi ugu danbeeyay ee labada beel, kuwaas oo isku heysta dhul daaqisin ah.

Colaaddani iyo baaqa nabadeed ayuu wariyaha VOA-da ee Garisa, Maxamed Farax Shire ka wareystay, Mukhtar Macallim oo ah Isku-duwaha Arrimaha Bulshada ee Hey’adda Africa Charity Aid ee ka howlgasha Gobolka Waqooyi Bari.

 

 

Related posts

Mashruuc Ay Ku Baxday Lacag Dhan 500 Oo Kun Oo Dolar Ayaa Lagu Waareejinayaa Qof Shacib Ah” Wasiir Koore

Abdiaziz Bnnstaff

Waftigii Somaliland Ka Socday Oo U Talaabay Dhinaca Dalka Itoobiya Iyo Wararkii Ugu Dambeeyay

Abdiaziz Bnnstaff

“Xeerku sharci ahaan madaxweynuhu horyaalaa, waxaana la gudboon..” Garyaqaan Xamdi Khaliif

Abdiaziz Bnnstaff