Borama News Network
Somali News

Beeninta War Aan Sal iyo Raad Laheyn Oo Laga Baahiyay Xildhibaan Cabdicasiis Diiriye Daahir .. +VIDEO’s

Xildhibaan Cabdi Casiis iyo Wasiir Cadaalada iyo Qaxootiga Ee Sweden Mr Morgan Johansson Hore na u ahaa Wasiirkii hore ee Arrimaha Gudaha 

Warar aan sal iyo raad midna toona laheyn ayaa laga baahiyay xildhibaan ca bdicasiis diiriya daahir oo ka mid ah xildhibaanadii kusoo baxay doorashidii 2018kii golaha deegaanka Degmada hyte ee Gobolka Hallands Ee Dalka Sweden , 

Xildhibaanka oo ka tirsan xisbiga ugu aqlabiyada badan sweden ee uu hogaamiyo raysal wasaaraha dalka ee Socialdemokraterna.

Warkan oo uu baahiyay wariye cali xaraare ayaa daba joogay soo dhaweyn balaadhan oo si diirin loogu soo dhaweeyay magaalada borama , taasoo uu ku sheegay wariye xaraare in xildhibaanku ka been abuurtay xilka uu sheeganayo ee golaha deegaanka sweden .  

Hadaba si aad u ogaato runta booqo boga degmada hyte ee ay ku qoran yihiin dhamaan magacda xildhibaanada iyo xisbiyada ay ka soo baxeen . 

HOOS KA DAALACO:

KU DHUFO LINKS KAN SI AAD U GASHO WEBSITE KA DEGMADA OO DHAMAAN MAGACDA XILDHIBAANADU KU TAXANYIHIIN : Taasoo meesha ka saareysa Wararka waxba ka jirin ee laga baahiyay xildhibaanka : HALKAN RIIX
https://www.hylte.se/kommunpolitik/kommunensorganisation/kommunfullmaktige/ledamoter.4.7f50266d12e33efcb23800010.html

https://www.hylte.se/kommunpolitik/kommunensorganisation/kommunfullmaktige/ledamoter.4.7f50266d12e33efcb23800010.html

MUUQAALKA HOOSE WAA WARIYE CALI XARAARE OO WARBIXIN AAN SAL LAHEYN KA GUDBIYAY XILDHIBAANKA

HOOS KA DAAWO SOO DHAWEYN XILDHIBAAANKA 

Related posts

Wasiirka Ganacsiga ” Hadii Sabtida Ay Furi Waayaan Xafiisyada Liisanka Ayaan Kala Laabaneynaa..

Mustafe Haji

DAAWO:Garyaqaan Mubaarik abdi Oo Shaaciyay In La Curyaamiyay Haayadaha Garsoorka Somaliland

Bnnstaff Bnnstaff

“Xukuumadu Way Ku Fashilantay Barnaamijka Shaqo Qaran” Xildhibaan Qabile Oo Afka Furtay Iyo Arimo Xasaasiya Oo Uu Ka Hadlay

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Privacy & Cookies Policy