Borama News Network
Somali News

FAAH-FAAHIN : Qarax Ismiidasmin Ah Oo Gudoomihii Gobolka Banaadir Ku Dhaawacmay Iyo Gudoomiyeyaal Ku Dhintay

Faah faahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa Qarax is-miidaamin ah oo ka dhaxay xarunta maamulka gobolka Banaadir.

Gudoomiyeyaasha degmooyinka Cabdicasiis Sabaax Cabdullahi Asad iyo Gudoomiyaha degmada Waabari Mahad Cilmi ayaa la sheegay in ay ku dhinteen Qaraxaas.

Sidoo kale waxaa jira mas’uuliyiin badan oo ku dhaawacmay qaraxaas oo uu ugu horeeyo Gudoomiyaha gobolka Banaadir Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan, Guddoomiyaha degmada Warta-nadda Seynab Maxamuud Warsame, Agaasimaha Nadaafadda Gobolka Cabdifitaax Xalane iyo mas’uuliyiin kale.

Qof is-miidaamiyey ayaa waxaa la sheegay in uu isku qarxiyey gudaha hoolka shirarka oo ku dhexyaalla xarunta maamulka Gobolka Banaadir

Related posts

DAAWO: Boqortooyada Sucuudiga Oo Shaacisay In Xaajigii Ugu Da’da Yaraa Ee Sanadka Soo Xajay Uu Noqoday Wiil Yar Oo Somali Ah

Bnnstaff Bnnstaff

Siyaasi Cumar Daahir oo si adag uga hadlay Ciidamada Ku Biirey Puntland

Mustafe Haji

DAAWO: Toogasho Mar Kale Ka Dhacday Gudaha Maraykanka Iyo Dad Gaadhaya 9 Qof Oo Ku Dhintay

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Privacy & Cookies Policy