Borama News Network
Somali News

Hoobiyayaal Maanta Lagu Garaacay Qaybo Ka Mid Ah Xaafadaha Mudisho Iyo Agagaarka Madaxtooyada Somaliya

Warar la helayo ayaa waxaa ay sheegayaan in hoobiyayaal lala beegsaday meelo aan ka fogayn madaxtooyada Soomaaliya oo ay ka mid yihiin iskuulka 15-ka May, iyo dhismayaal ay deggan yihiin siyaasiyiin.

Jugta hoobiyeyaasha ayaa waxaa laga maqlay degmooyin ka tirsan Gobolkan Banaadir duhurnimadii Maanta, iyaga oo ku dhacay sida la sheegay qeybo ka mid ah degmada Warta-nabada ee Gobolkan Banaadir.

Ilaa hadda ma cadda inuu wax khasaare ah ka dhashay weerarradan oo goor dhowayd ka dhacay Muqdisho,waxana sidoo kale weli ka hadlin hoobiyeyaashaan mas’uuliyiinta Hay’daha Amniga ee dowladda Federaalka Soomaaliya.

Xafiiska Wararka BoramaNews
BoramaNews.com

Related posts

Xukuumada Biixi iyo Wakiilada Maraakiibta Berbera Oo Heshiis Gaadhay

Mustafe Haji

Madaxweyne Biixi Oo Qaabilay Safiirka Cusub Ee Midawga Yurub Amb. Nicolás Berlanga Martínez

Amiin

DAAWO: Xaflada Xidhitaanka Macadka Iyo Xadaanada Imaamu Shaafici Ee Magaalada Borama Iyo Qudbado Laga Jeediyay Munaasibadaasi

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Privacy & Cookies Policy