Borama News Network
Somali News

Isra’il Oo Duqaymo Culus Ka Gaysatay Gudaha Dalka Suuriya Lana Beegsatay Saldhigyo Ay Leeyihiin Ciidamada Suuriya

Wakaaladda wararka Suuriya ayaa sheegtay in milatariga Israil ay xalay saqdi dhexe kaddib gantaallo ku weerareen saldhigyo millatari oo ay ciidamada dowladda Suuriya ku leeyihiin Koofurta Suuriya.

SANA waxay ku warrantay in goobaha la bartilmaameedsaday ay u dhawyihiin dhulka ay Israil Suuriya xooga uga qabsatay ee Golan Heights.

Kooxda kor-kala socota dagaallada sokeeye ee Suuriya ee fadhigoodu yahay London, ayaa iyana saakay xaqiijiyay in Israil ay gantaallo ku weerartay fariisimo ay ciidamada Suuriya ku leeyihiin dhinaca koofureed, gaar ahaan aagga loo yaqaano Tall al-Hara.

Kooxdan ayaa sheegay in ay jiraan khasaaro ay duqeynta geysatay, balse ma jirto faah-faahin dheeraad ah oo ilaa iyo iminka kasoo baxay weerarka.

Xafiiska Wararka BoramaNews
BoramaNews.com

Related posts

DAAWO: Maayirka Magaalada Borama Eedaymo Culus U Jeediyay Gudoomiyah Xisbiga Wadani Ee G/Awdal Kana Hadlay Muranka Caasimada Labaad

Bnnstaff Bnnstaff

Madaxwayne Umada U Sheeg In Aad Ka Baxaday Heshiiskii Khaatumo” Siyaasi Jaamac Shabeel

Bnnstaff Bnnstaff

DAAWO: Ugaaska Beelaha Ayuub Oo Golaha Wakiilada Ku Dhaliilay Arinta Saami Qaybsiga Fariina U Diray Madaxwayne Muuse Biixi

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Privacy & Cookies Policy