Borama News Network
Somali News

Madaxwaynihii Ugu Da’da Waynaa Caalama Oo Goor Dhawayd Geeriyooda Iyo Da’da Uu Ku Geeriyooday Madaxwaynahaasi

Madaxweynihii dalka Tunisia Beji Caid Essebsi ayaa goordhow la xaqiijiyay in uu geeriyooday, isaga oo jiray da’da 92 sano,sida ay shaaciyeen qaar ka mid ah Warbaahinta Caalamka qaarkood.

Shalay oo aheyd Arbaco ayaa la dhigay Isbitaal,kadib markii sida la sheegay uu xanuunsaday,hayeeshee saraakiisha dalkaas aysan shaacin nooca uu yahay xanuunkiisa, iyada oo ugu dambeyn uu Maanta geeriyooday.

Beji Caid Essebsi ayaa ahaa madaxweynaha ugu da’da weyn dunida,waxaaana uu ku guuleystay doorashadii ka dhacay Tunisia kaddib kacdoonadii ka dhacay dalalka Carbeed.

Xafiiska Wararka BoramaNews
BoramaNews.com

Related posts

DAAWO: Safiirka Uk Ee Somaliya Oo Ka Warbixiyay Nadaamka Cadaalada Ee Somaliland Kana Hadlay Warbixintii Wargaysk New Yourk Times

Bnnstaff Bnnstaff

Soomaaliya iyo Kenya Oo isku Arki Doono Koobka Bariga iyo Bartamaha Afrika ee (Cecafa)

Mustafe Haji

Maydka Nin La La’aa Mudo10 Sano Ah Oo La Helay Iyo Goobta Laga Helay Maydkaasi

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Privacy & Cookies Policy