Borama News Network
Somali News

Raysal Wasaaraha Cusub Ee Dalka Ingiriiska Boris Johnson Oo Xil Muhiim Ah U Magacaabay Walaalkii

Ra’’iisul wasaaraha cusub ee Ingiriiska Boris Johnson ayaa walaalkiis u magacaabay xil cusub xilli uu shaaca ka qaaday magacyada golaha wasiirada cusub, sida ay ku warrantay wakaaladda wararka ee Reuters.

Boris ayaa walaalkiis Jo Johnson u magacaabay wasiir dowlaha wasaaradda ganacsiga, tamarta, warshadaha iyo waxbarashada ee dalka Britain.

Waxaa uu magacaabay wasiiro ay u muuqato inay tageerayaan arrinta ku aadan in Ingiriiska uu ka baxo Midowga Yurub,.

Boris Johnson ayaa waxaa uu ballan qaaday in Britain ay ka bixi doonto Midowga Yurub dabayaaqada bisha Oktoobar ee sannadkan xitaa haddii aan wax heshiis ah lala gelin Midowga Yurub.

Xafiiska Wararka BoramaNews
BoramaNews.com

Related posts

Qaramada Midoobay Oo War Ka Soo Saartay Arimaha Doorashooyinka Ee Mamulka Jubaland Iyo Waxyaabaha Ka Socda Kismaayo

Bnnstaff Bnnstaff

DAAWO: Odayaasha Iyo Wax Garadka Beelaha Dega Deeganada Buuralayda Ee Ay Isku Hor Fadhiyaan Jabhada Caare Iyo Ciidamada Somaliland Oo War Ka Soo Saaray Xaalada Deegaankaasi

Bnnstaff Bnnstaff

DAAWO: Odayaasha Boocame Oo Ka Digey Deegaameyta Puntland Ee Kaantaroolka Bixin La Keenay

Amiin

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Privacy & Cookies Policy