Borama News Network
Somali News

Akhriso Awaamiir Culus Oo Lagu Soo Rogay Ciidamada Maamulka Jubaland Iyo Sobobta Keentay Awaamiirtaasi

afiiska Xeer ilaaliyaha guud ee Ciidamada dowlad goboleedka Jubbaland ayaa soo saaray awaamiir cusub oo la farayo guud ahaan qaybaha kala duwan Ciidamada Jubbaland.

Amarkaan ayaa yimid xilli dhawaan lagu waddo in doorasho ay ka dhacdo Jubbaland, islamarkaana laga cabsi qabo in qaar ka mid ah Musharaxiinta ay adeegsadaan Ciidanka maamulka Jubbaland.

Related posts

DAAWO: Siyaasi Hure Buubaa Oo Si Adag Ugu Jawaabay Hadalkii Wasiirkii Warfaafinta Xukuumada Madaxwayne Biixi

Bnnstaff Bnnstaff

Maydka Nin La La’aa Mudo10 Sano Ah Oo La Helay Iyo Goobta Laga Helay Maydkaasi

Bnnstaff Bnnstaff

DAAWO: Wiil Somali Ah Oo Bartay Firada Baarashuudka Oo Ayna Inta Badan Somalidu Ku Dhiiran Iyo Qiibka Uu U Bartay Oo Uu Ka Warbixiyay

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Privacy & Cookies Policy