Borama News Network
Somali News

Muraxshaxiinta U Tartamaya Madaxtinimada Jubaland Oo Ku Dhawaaqay Gudi Doorasho Oo Ka Dhan Ah Gudigii Uu Axmed Madoobe Magacaabay

Qaar ka mid ah Musharaxiinta xilka Madaxweynaha maamulka Jubbaland ayaa ku dhawaaqay in ay sameysan doonaan guddi doorasho oo ka madax banaan kan Jubbaland ee Shaqada doorashadda ku howlan.

Xildhibaan Cabdirashiid Maxamed Xidig oo ka mid ah Musharaxiinta xilka Madaxweynaha Jubbaland ayaa sheegay in ay waddaan dadaallo ay kaga hortagayaan shaqooyinka ay waddaan Guddiga doorashooyinka Jubbaland.

Waxaa uu ku eedeeyay in ay sameynayaan eex oo ay taageerayaan kaliyah Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe.

Guddiggaan doorashooyinka Jubbaland ayuu sheegay xildhibaan Xidig in dhammaan ay kasoo horjeeddaan Odayaasha dhaqanka Jubbaland, islamarkaaana ay soo xuleen Odayaal aan sax aheyn.

Xafiiska Wararka BoramaNews
BoramaNews.com

Related posts

DAAWO: Aqaasimaha Madaxtooyada Somaliya Oo Ka Warbixiyay Xaalada Caafimaad Ee Gudoomiye Yariisaw Iyo Dadkii Ku Dhaawacmay Qaraxii Muqdisho

Bnnstaff Bnnstaff

Madaxweyne Erdogan Oo Shaaciyay Weeraro uu Ka Fulinayo Gudaha Suuriya

Mustafe Haji

WAR DEG DEG AH: Daawo: Khilaafkii Doorashada Oo Laga Heshiiyay , Cirro, Muuse iyo Faysal Oo Shir Jaraa’id Ku Shaaciyay

Mustafe Haji

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Privacy & Cookies Policy