Borama News Network
Somali News

Akhriso:- Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Xaalaa Caafimaad Ee Gudoomiye Yariisaw

Mas’uuliiyiin ku sugan isbitaalka lagu daweynayo guddoomiyaha Gobolka Banaadir Eng Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Yariisow) ee Magalada Doxa dalka Qatar ayaa waxaa ay ka hadleen xaalada Caafimaad guddoomiyaha ee xilligaan.

Agaasimaha Xidhiidhka Dadweynaha ee Maamulka Gobolka Banaadir Yuusuf Cumar ayaa sheegay in xilligaan xaalada Caafimaad ee duqa Muqdisho ay tahay mid soo hagaageysa,waxaana Shacabka Soomaaliyeed oo ka dalbaday inay u soo duceeyaan.

“waxaan kusuganahay Hospital lagu dabiibaayo Gudomiye Yarisow xaaladiisa caafimaad aad ayey u wanaagsantahay waxa uu inooga baahanyahay in aan ducada kucaawino xaalada caafimaad waa ay soohagaageysaa ayuu yiri yuusuf Cumar”.

Mas’uuliyiin uu ka mid yahay guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Eng Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Yariisow) ayaa lagu daweynayaa Isbitaal ku yaalla dalka Qayar, kuwaas oo ku dhaawacmay qarixii ka dhex dhacay Xarunta Gobolka Banaadir 24-kii Bishaan oo ku began Arbacadii la soo dhaafay.

Xafiifka Wararka BoramaNews
BoramaNews.com

Related posts

Akhriso Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Arimaja Doorashada Maamulka Jubaland Iyo Xaalada Magaalada Kismaayo

Bnnstaff Bnnstaff

Kooxda Madasha Wada-tashiga Ee Somaliland Oo Maxay Ku Deedanyihiin Inuu Furmo Wada-hadalka Somaliland iyo Somalia

Amiin

DAWO: Taliyaha Ciidamada Xooga Dalka Somaliya Oo Ka Warbixiyay Dagaalkii Shalay Ee Degmada Awdhiigle Iyo Jabkii Alshabaab

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Privacy & Cookies Policy