Borama News Network
Somali News

DEG DEG: Xukuumada Madaxwayne Biixi Oo Xabsiga Ku Gurtay Wariyayaal Ka Hawl Gala Telefishanka Eryal Ee Hargaysa

Xukumadda Somaliland ayaa lagu soo waramayaa in ay xabsiga ku gurtay saxafiyiin ka hawl-galaayay telefiishanka madaxa-banaan ee Eryal Tv

Wariyayaasha ayaa waxay kala yihiin Badri Kozar Caydaruus Maxamed, Cabdiraxmaan Fantastic iyo sawirqaade Kamaal,Weli sababtu ma cadda sababta xadhigooda ka danbeysa.

Maalmihii ugu dambeeyay xukumadda somaliland ee uu hogaaminaayo madaxweyne BIIXI ayaa xidh-xidhay saxafiyiin ku sugnaa magaalada hargeysa, kuwaas oo aanay wax war ah kasoo saarin sababta xadhigooda.

Xafiiska Wararka BoramaNews
BoramaNews.com

Related posts

DAAWO: Xildhibaan Cabdiqaadir Xaamud Oo Si Adag Uga Hadlay Dagaalka Puntland Iyo Somaliland Ku Dhex Maray Hadaaftimo

Bnnstaff Bnnstaff

“Xildhibaanadii Ka Dareeray Golaha Wakiiladu Sharci Jabin Wayn Bay Sameeyeen”Pro Cabdi Cali Oo Ku Baaqay In La Ansixiyo Heshiiska Xisbiya + VIDEO

Bnnstaff Bnnstaff

Faysal Cali Waraabe Oo Xujaydii Muuse Biixi Ka Mid Yahay Ku Hor Sugaya Kacbada

Mustafe Haji

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Privacy & Cookies Policy