Borama News Network
Somali News

Gudoomiyaha Xisbiga Wadani Oo Ka Tacsiyeeyay Geerida Gudoomiyihii Gobolka Banaadir Marxuun Eng Yariisaw

udoomiyaha Xisbiga Wadani ee Somaliland Cabdiraxmaan Cabdullaahi Cirro ayaa Tacsi ka diray Geerida ku timid Alle ha u naxariistee Gudoomiyihii Gobolka Banaadir Eng. Yariisow.

“Waxaan dadka Soomaaliyeed uga tacsiyaynayaa geerida naxdinta leh ee ku timi Eng.Cabdiraxmaan Cumar Cismaan(Yariisow) oo ahaa Duqii iyo Guddoomiyihii magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka Soomaaliya.

Illaahay waxaan uga baryayaa inuu u naxariisto Marxuumka. Qoyskiisii iyo dadka Soomaaliyeed na samir iyo iimaan ka siiyo.

Walaaltinimada isirka Soomaaliga ah ayaa ka sarreysa siyaasadda iyo waxa inaga dhaxeeya. “ Ayuu yidhi Cabdiraxmaan Cirro.

Qaar kamid ah Bulshada Soomaaliyeed ayaa siwayn uga Falceliyey Hadalka Gudoomiye Cirro, ayaa ku bogaadiyey, Iyadoo aynu ognahay in Dadkii Soomaaliyeed oo wada dhashay Siyaasad lagu kala dilay.

Xafiiska Wararka BoramaNews
BoramaNews.com

Related posts

Ciidamaa Dalka Nigeria Oo Ku Raad Jooga Raga La Baxa Timaha Raamaha Ah Iyo Sobobta Loo Baacsanayo Ragaasi

Bnnstaff Bnnstaff

Rays Wasaare kuxigeenka Somaliya “Awoodaha DF iyo dowlad goboleedyada waxaa kala saaraya Dastuurka”

Mustafe Haji

Dawlada Fadaraalka Somaliya Oo Ka Soo Horjeestay Liiska Odayaasha Soo Xulaya Baarlamaanka Jubaland Ee Dhawaan La Shaaciyay

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Privacy & Cookies Policy