Borama News Network
Somali News

Madaxwayne Axmed Madoobe Oo Amar Siiyay Laamaha Amniga Ee Maamulka Jubaland Iyo Waxyabaha Lagu Amray Laamaha Amniga

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta oo jimco ah kulan la qaatay Sarakiisha Ciidamada kala duwan ee Maamulkaasi Jubbaland.

Madaxweynaha ayaa Saraakiisha faray in ay adkeeyaan Nabadgalyada sidoo kalana ay soo gudbiyaan baaritaanada iyo in sharciga la horkeeno danbiilayaashii Falalkii amniga lidka ku ahaa ee u danbeeyay ka gaystay Magaalada Kismaayo.

Madaxweynaha ayaa sidoo kale Sarakiisha iyo Ciidamada kala duwan uga mahad celiyay sida ay naftooda ugu hurayaan nabadaynta iyo xasiloonida dalka.

Mudane Axmed Maxamed Islaam Madaxweynaha Jubbaland ahna Taliyaha guud ee Ciidamada Jubbaland wuxuu kula dardaarmay in ay shacabka si dhow ula falgalaan mar walbana ka shaqeeyaan badbaadada Shacabka maadama ay dartood qoraxda iyo qabowga u taagan yihiin.

Related posts

Gobolada Galbeedka Awdal Iyo Salal Aar Goosi Siyaasadeed Baa Ku Socda ” Wasiir Ka Tirsanaa Xukuumadii Siilaanyo Oo Afka Furtay + VIDEO

Bnnstaff Bnnstaff

Hogaamiyaha XISBIGA Wadani Xirsi Oo Jawaabay Dad Iney Jiraan Dad Isaga Loo Xidhay Intii Uu Joogay Madaxtooyads

Amiin

Xiisad Colaadeed Oo Saaka Ka Taagan Degmada Ceel Afweyn Ee Gobolka Sanaag

Mustafe Haji

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Privacy & Cookies Policy