Borama News Network
Somali News

Deg Deg: Dib U Dhac Ku Yimid Keenista Maydka Gudoomiyihii Gobolka Banaadir Eng Yariisaw

Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka gobolka Banaadir ayaa  xaqiijiyay in dib u dhac uu ku yimid keenista magaalada Muqdisho meydka marxuum Cabdiraxmaan Cumar Yariisow guddoomiyihii hore ee gobolka Banaadir.

Meydka Gudoomiyaha ayaa la keeni doonaa Berri galinka hore sidda ay xaqiijiyeen Mas’uuliyiinta gobolka Banaadir.

Dad Boqolaal ah oo ku sugnaa garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho ayaa dib ugu soo laabtay guryahooda, waxaana sidoo kale xusid mudan inta badan maanta in la xiray Wadooyinka Muqdisho.

Qaar ka mid ah Mas’uuliyiinta gobolka Banaadir ayaa xaqiijiyay in sababta ay tahay Farsamo dhanka duulimaadka ah.

Xafiiska Wararka BoramaNews
BoramaNews.com

Related posts

DAAWO: Eragaga Qaramada Midoobay U Qaabilsan Somaliya Oo Baaq U diray Gudiga Doorashada Jubaland

Bnnstaff Bnnstaff

Prof: Baadiyow oo ka war bixiyey meesha ay marayaan dadaalada nabadeed ee Galmudug

Mustafe Haji

DAAWO iiraan Meel Ku Sheegtay Markii La Waayay iyo Wararkale Oo Xiiso leh

Amiin

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Privacy & Cookies Policy