Borama News Network
Somali News

DEG DEG: Qarax Ka Dhacay Magaalada Boosaaso Iyo Faahfaahno Ka Soo Baxaya Qaraxaasi

Wararka laga helayo Magalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari ayaa waxaa ay sheegayaan in Goordhow halkaasi laga maqlay jugta qarax ka dhacay meel u dhow Hotelkii hore ee Ramaada ee Magalada Boosaaso.

Dad goobjoogayaal ah ayaa waxaa ay sheegeen in qaraxa uu ahaa miino dhulka la geliyay,isla markaana lala eegtay Gari halkaasi marayay oo wararka qaar ay sheegayaan in uu lahaa wasiirkii hore ee Qorshaynta Puntland Shire Xaaji Faarax.

Waxaa jira khasaro kala duwan oo ka dhashay qaraxaas,hayeeshee aan si rasmi ah loo cadeyn Karin,waxaana Goobta tegay Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska Puntland,kuwaas oo wada howlgallo baaritaano ah.

Xafiiska Wararka BoramaNews
BoramaNews.com

Related posts

Hargeysa Oo Muqdisho Ku Wareejisay Maxaabiistii Burcad Badeeda Ee Biixi Cafiyay

Mustafe Haji

khilaaf Udhexeeya Wasaarada Diinta iyo Dugsiyada Qur’aanka Oo Xukuumadu Lacag Kusoo Rogtay

Mustafe Haji

Jilayaasha Reer Pakistan Oo Laga Mamnuucay In Ay Ka Hawl Galaan Shirkada Filimaanta Samaysa Ee Bollywood Ee Dalka Hindiya

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Privacy & Cookies Policy