Borama News Network
Somali News

Madaxwaynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan Oo Dhagax Dhigay Dhismaha Kaniisad Casri Ah Sheegayna….+ VIDEO

Madaxweyne Erdogan oo ka hadlayey munaasabadda dhagax-dhiga Kiniisadda cusub, ayaa sheegay in dowladda Turkiga ay xuquuq siman ku leeyihiin dhammaan muwaaddiniinteeda, iyadoo aan loo eegayn dhaqamada iyo Diimaha ay kala haystaan.
Mr Erdogan ayaa sheegay in dhismaha kaniisadda cusub uu qaadan doono mudda laba sano ah ama wax ka yar.
Bulshada Assyrians-ka ee haysta MAD-HABKA Orthodox ee Diinta Kirishtanka, ayaa kamid ah dadka laga tira-badanyahay ee ku nool waddanka Turkiga.
Assyrians-ka ku nool Turkiga ayaa lagu qiyaasaa 18-kun oo qof oo badankoodu deggan magaalada Istanbul.

Related posts

DAAWO: Fanaanka Caanka Ah Ee Ahmed Rasta Oo Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyay Magaalada Garbahaaray

Bnnstaff Bnnstaff

DAAWO: Odayaasha Boocame Oo Ka Digey Deegaameyta Puntland Ee Kaantaroolka Bixin La Keenay

Amiin

DAAWO: Qaramada Midoobay Oo War Ka Soo Saartay Xaalada Nololeed Ee Dadka Ku Nool Xeryaha Qoxootida Ee Dhadhaab

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Privacy & Cookies Policy