Borama News Network
Somali News

Madaxwaynayaasha Maamulada Somalida Iyo Oromada Oo Gaadhay Magaalada Dhagax Buur Iyo Ujeedada Socdaalkooda

Madaxweyne Mustafe Cagjar iyo dhigiisa maamulka Oromada oo ka qayb galayey shir layskugu soo dhawaynayo shacabka labada deegaan oo ka socday Jigjiga ayaa kormeerka ay ku tageen magaalada Dhagaxbuur waxa uu bilaw u noqonayaa safaro ay ku soo gaadhayaan magaalooyin kala duwan oo deegaanka soomaalida ka tirsan.

Weftigan oo ka kooban masuuliyiinta labada deegaan, madax dhaqameedka labada maamul iyo xubno kale ayaa soo dhawayn diiran kala kulmay dadweynaha magaalada Dhagaxbuur.

Weftigan ayaa mudada ay joogaan magaalada Dhagaxbuur waxay kulamo kala duwan la qaadanayaan dadweynaha magaalada Dhagaxbuur kuwaas oo mudo ku sugnaan doona magaalada.

Related posts

Dawlada Fadaraalka Somaliya Oo Ka Soo Horjeestay Liiska Odayaasha Soo Xulaya Baarlamaanka Jubaland Ee Dhawaan La Shaaciyay

Bnnstaff Bnnstaff

DAAWO: Wiil Somali Ah Oo Bartay Firada Baarashuudka Oo Ayna Inta Badan Somalidu Ku Dhiiran Iyo Qiibka Uu U Bartay Oo Uu Ka Warbixiyay

Bnnstaff Bnnstaff

Muuse Biixi Luqada English ku Hadlay Hambalyeeyeyna Raysal Wasaaraha Cusub Ee UK

Amiin

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Privacy & Cookies Policy