Borama News Network
Somali News

Taliyayaasha Ciidamada Amisom Iyo Jubaland Oo Qiimayn Ku Sameeyay Goobta Ay Ka Dhici Doonta Doorashada Jubaland

Taliyaasha Ciidanka Booliska maamulka Jubbaland iyo kan AMISOM ayaa maanta kormeer ku tegay hoolka loogu talagalay in ay ka dhacdo doorashada madaxtinimo ee maamulkaas.
Col.Maxamed Naasir oo uu wehlinayay iyo taliyaha Booliiska Amisom qeybta Jubbaland ayaa Maanta soo indha-indheeyay xaaladda amni ee goobta loo cayimay in ay ka dhacdo doorashada iyo sida masuuliyaddooda uga gudan lahaayeen talisyadaan.

Xarunta lagu qabanayo doorashadu waxa ayaa ku taalla kasoo horjeedka xarunta Baarlamaanka maamulka Jubbaland Ex-Caymiska ee Magalada Kismaay   

Related posts

Wasaarada Deegaanka Somaliland Oo Ka Jawaabtay Libaaxyo La Sheegay iney iibisay

Mustafe Haji

Dawlada Somaliya Oo Guul Muhiim Ah Ka Gaadhay Dagaalka Dhanka Diblomaasiyada Ee Kala Dhexeeya Kenya

Bnnstaff Bnnstaff

DAAWO: Taliska Ciidamada Booliska Magaalada Baladwayne Oo Ka Warbixiyay Weerar Lagu Qaaday Saldhig Ciidan

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Privacy & Cookies Policy