Borama News Network
Somali News

Wasiirka Wasaarada Diinta Iyo Awqaata Boqortooyada Sucuudiga Oo Raali Galin Ka Bixiyay Haweenay Fagaare Ku Dhunkatay

 

Wasiirka arrimaha diinta ee Sucuudiga ayaa raali Gelin ka Bixiyay Gabadh kasoo xajtay NewZealand, oo uu fagaare ku dhunkaday.

Sheikh Abdullatif Al-Sheikh, ayaa dhaleecayn balaadhan kala kulmay falkaas, iyadoo lagu eedeeyay ku kacay fal “xaaraan ah”.
Balse sheekhu waxuu sheegay inuu ka murugooday haweenaydaas oo ninkeedii ku wayday weerarkii Toogashada ahaa ee Sanadkan gudihiisa ninka hubaysani masaajid gudihii ku dilay Muslimiin badan, magaalada chrischurch.

Cudur daar ayuu bixiyay taabashada gabadhaas oo uu sheegay inuu naxariis u muujiyay.

Xafiiska  Wararka BoramaNewes

BoramaNews.com

 

Related posts

TOOOS U DAAWO: Live : Meyda Oo La Keenay Iyo Aaska Qaran Ee Gudoomihii Hore BanaadirYariisow..

Mustafe Haji

DAAWO: Siyaasi Cabdiraxmaan Cabdishakuur Oo Soo Bandhigay Arimo Xasaasiya Sheegayna In Ay Shabaab Cashuurto Dekeda Muqdisho

Bnnstaff Bnnstaff

Ciidamada Dalalka Iraan Iyo Ruuska Oo Siwada Jir Ah Dhuulotus Milatari Uga Samaynaya Xeebaha Khaliijka Carabta

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Privacy & Cookies Policy