Borama News Network
Somali News

Qaramada Midoobay Oo War Ka Soo Saartay Arimaha Doorashooyinka Ee Mamulka Jubaland Iyo Waxyaabaha Ka Socda Kismaayo

Qaramada Midoobay ayaa ammaantay sida ay u socdaan howlaha doorashooyinka dowlad goboleedka Jubbaland, waxayna ka tigtay faro-gelin.

Ergeyga gaarka ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya James Swan aayaa isaga oo ku hadlaya afka;ciidamada AMISOM, waddamada Austria, Belgium, Denmark, Midowga Yurub, (EU), France, Germany, IGAD, Ireland, Italy, Kenya, Netherlands, Sweden, UK, Mareykanka iyo xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya, wuxu amaanay sida ay u socdaan howlaha doorashada gaar ahaan shaqada guddiga xulista xildhibaannada.

James ayaa intaas ku daray in ay beesha caalamku taageersantahay sida hadda wax u socdaan isaga oo ka digey khal-khal gelin iyo hanjabaad.

Related posts

Ex Madaxweyne Xigeen Cabdiraxaam Aw Cali Oo Ka Hadlay Tabashada Saami Qeybsiga iyo Khilaafaadka Siyaasadeed Ee Somaliland

Mustafe Haji

DAAWO: Qaramada Midoobay Oo War Ka Soo Saartay Xaalada Nololeed Ee Dadka Ku Nool Xeryaha Qoxootida Ee Dhadhaab

Bnnstaff Bnnstaff

DAAWO MUUQAALKA Kaamaradu Qabatay Goortii U Rasaasta La Dhex Qaaday Ninkii Shalay Dilka Ba’an Ka Geysay Maraykanka

Mustafe Haji

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Privacy & Cookies Policy