Borama News Network
Somali News

CEELAFWEYN: Dabley Hubeysan Oo Weerartay Kaalin Shidaal Iyo Dhimasho Iyo Dhaawac Ka…

-

Wararka naga soo gaadhaya degmada Ceel Afweyn ee gobolka Sanaag ayaa sheegaya in maanta halkaasi uu dagaal xoogan ka dhacay.

Goobjoogayaal ayaa sheegay in maleeshiyaad hubeysan ay weerar ku qaadeen maleeshiyaad kale oo ku sugnaa degmadaasi.

Maleeshiyaadka hubeysan ayaa sida la sheegayo rasaas ku furay dad ku sugnaa goob kaalin shidaal ah oo ku taalla degmada Ceel Afweyn waxaana rasaasta ka dhashay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac oo gaaray dadkii joogay kaalinta Shidaalka.

Inta la ogyahay hal ruux oo kamid ahaa dadka kaalinta Shidaalka ku sugnaa ayaa ku dhintay rasaasta ay maleeshiyaadka hubaysan rideen waxaana ku dhaawacmay laba qof oo la joogay ruuxa dhintay

XAFIISKA Wararka BORAMANEWS.COM

Boramanews@gmail.com

Related posts

Fanaan Cawaale Adan ” Cidna Uma Daba Fadhiisanayo Show Hargeysa Aan Ku ..

Mustafe Haji

DAAWO: Raysal Wasaare Khyre Oo Kulan La Qaatay Gudiga Qaban Qaabada Shirwaynaha Dib U Heshiisiinta Galmudug

Bnnstaff Bnnstaff

DAAWO: Boqor Maxamed Nuux Oo Ka War Biyay Halka Ay Marayaan Wadahadala Caare Lagula Jiro Beeniyay Warar Been Abuur Ah

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Privacy & Cookies Policy