Borama News Network
Somali News

Dalalka Kenya Iyo Jabuuti Oo Loolan Xoogan Ugu Jira Kursi Ka Banaan Qaramada Midoobay

Dowladaha Kenya iyo Jabuuti ayaa xilligaan waxaa ay loolan adag ugu jiraan helida kursi ka mid ah 15-ka xubnood ee Golaha ammaanka ee Qaramada Midoobey,kaas oo ay tartan dugu jiraan labada dowladood.

Dowladaha Afrika oo uu horyaallo kursigaan ayaa waxaa loolan ugu jira labadaasi dowladood e Kenya iyo Jabuuti,waxaana Kenya iyo Jabuuti midba midka kale uu ka dalbaday in uu u tanaasule,hayeeshee aysan weli suurtagelin.

Jabuuti iyo Kenya ayaa codsiga ku aadan helista kursiga waxaa ay u gudbiyeen Qaramada Midoobey Ururka Midowga Afrika,waxaana cidda ku mataleysa Afrika kursigaan la filayaa in Bishan ay go’aamiyaan Midowga Afrika.

Dowladda Kenya ayaa sababaha ku kalifay loolanka adag ay u galeyso kursi ka mid ah QM ayaa la sheegay inay tahay mid ay ku dooneyso inay ku hesho dano siyaasadeed ay leedahay iyo inay ku xalaaleysato Biyaha Soomaaliya.

Sidoo kale Kenya ayaa qabta hadii ay Kursig

Xafiiska Wararka BoramaNews
BoramaNews.com

Related posts

DAAWO WARAR IYO WARBIXINO XIISO LEH: Wararka BBC Somali : Isbaheysigii Yemen Oo Kal Jabay + Zimbabwe Oo ..

Mustafe Haji

DAAWO: : Dood Kulul: Tacdiyada Booliska Somaliland Geystaan Taliye Faysal Xiis iyo Garyaqaan Mubaarik

Amiin

Daawo Fanaanka Sida Weyn Loo Jecel Yahay Nimcaan Hilaac Oo Ruxay NORWAY

Amiin

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Privacy & Cookies Policy