Borama News Network
Somali News

XAJKA: Xujay ku Dugan Xajka Oo Aan Xajin

Xujey ku sugan magaalada Makka ayaa sheegay inaysan weli gudanin waajibaadka xajka iyaga oo eedo u jeediyey shirkadaha loo idmay inay xujayda u adeegaan.

Xujeydan oo la hadlay VOA Somali ayaa sheegay in shirkadihii keenay ay meel cidlo ah isaga tuureen, islamarkaana ay garan waayeen sida loo guto waajibaadka xajka.

Waxa ay sidoo kale sheegeen inaysan helin meel degaan ah oo ay seexdaan.

Cabashada xujayda ayaa waxaa ka jawaabay wasiir ku xigeenka wasaaradda arrimaha diinta iyo awqaafta Cusmaan Aadan Dhuubow oo isna ku xugan Xajka.

Hoos ka dhageyso wareysiyo ku saabsan cabashada dadkan iyo jawaabta wasiirka oo uu qaaday Maxamed Cabdi Sandheere.

Wasiirku Xigeenka Diinta Oo Ku Sugan Xajka Oo la waydiiyay eedeymahaa


.

Related posts

La Taliyaha Sharciga Ee Golaha Wakiilada Somaliland Oo Iska Fogeeyay Eedaymo Loo Soo Jeediyay

Bnnstaff Bnnstaff

“Bulshada Wax Kama Khaldane Madaxda Dawlada Ayay Wax Ka Khaldanyihiin” Raysal Wasaare Khyre

Bnnstaff Bnnstaff

Iiran Oo Shuruud Adag Ku Xidhay Wada Hadalada Maraykanka Iyo Nuuca Ay Tahay Shuruudaasi

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Privacy & Cookies Policy