Borama News Network
Somali News

Booliska Maleysia Oo Helay Meydka Gabar u Dhalatay Ireland oo la la’aa Mudo Todobaad ah.

-

Booliska Maleysi ayaa helay meydka gabar aan dhar wadan oo qaangaar aheyn taasi oo 10 maalmood ka hor lagu waayay goob loo dalxiis tago iyadoo la ogeyn waxa sababay Geerideeda.

Nuura Anne Quoirin, aheyd gabar 15 jir ah ayaa la waayay raqdeeda 4-tii bishii Agoosto, kadib markii ay ka dageen goobta loo dalxiis tago ee Dusun oo dhacda degmada Seremban, dhanka koonfureed waxa ayna 70 kiilo mitir ujirtaa magaalada Kuala Lumpur.

Qoyska gabadhaan ayaa xaqiijiyay in gabadhooda ay tahay, sida uu sheegay taliyaha ciidanka Maleysia Maxamed Mahad Yuusuf.

Taliyaha ayaa intaa ku daray in baaritaanka la xiriira geerida gabadhaan ay dhameystiri doonaan maanta oo Arbaco ah.

Xafiiska Wararka Boramanews
Boramanews@gmail.com

Related posts

DAAWO: Masuuliyiinta Xisbiga Wadani Ee Gobolka Togdheer Oo Muuse Biixi Ugu Baaqay In Uu Xilka Ka Qaado Maxamed Kaahin Iyo Xubno Kale

Bnnstaff Bnnstaff

SAWIRKA MAANTA: Axmed Madoobe Oo Isku Cimaamaday Madaxtimada Maamulka Jubaland

Bnnstaff Bnnstaff

DAAWO: Jawigii Uu Saaka Ku Bilaabmay Fadhigii Saaka Ee Lagu Kala Kacay Ee Golaha Wakiiladu

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Privacy & Cookies Policy