Borama News Network
Somali News

Puntland Oo Hal Mid Ku Taageertay Doorashada Jubbaland iyo Hannaanka Wax u Socdaan

Maamulka Puntland ayaa soo dhoweeyay dhaarinta Xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka labaad ee Jubbaland, kaddib markii xalay la shaaciyay Liiska xubnaha cusub ee Baarlamaanka Jubbaland.

War saxaafadeed ka soo baxay Madaxtooyada Jubbaland ayaa lagu taageeray hannaanka ay wax u socdaan iyo in doorashada u dhacdo faragelin la’aan.

Sidoo kale wuxuu soo dhoweeyay in habka doorashada uu ku soo dhammaado sida loo qorsheeyay, waxaana uu ugu baaqay Shacabka iyo maamulkaba isku duubni, si looga gudbo marxalada haatan taagan

Hoos ka akhriso Warsaxaafadeed ka 

Related posts

SHAQAJOOJIN: Khilaafka Wakiilada Maraakiibta iyo Xukuumada Biixi

Mustafe Haji

DAAWO: Qaar Ka Mi Ah Xildhibaanada Golaha Wakiilada Somaliland Oo Ku Dooday In La Ansixiyo Heshiiska Sedexda Xisbi Ee Maanta Lagu Kala Kacay

Bnnstaff Bnnstaff

DAAWO: Puntland Oo Ka Hadashay Khilaafka Dawlada Fadaraalka Somaliya Iyo Bixitaanka Ay Jabhada Caare Ka Soo Baxday Puntland

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Privacy & Cookies Policy