Borama News Network
Somali News

MARAYKANKA: 6 Askari Oo Lagu Magaalada Philadelphia

-

Magaalada Taariikhiga ah ee Philadelphia, waxaa shaley galab ilaa xaley ka socdey toogasho iyo weerar dhex marey dabley hubaysan iyo ciidmada Booliiska.

Inta la xaqiijiyey 6 ka mid ah ciidamada booliiska ayaa la dhaawacay, waxaana dableydan ay wadeen muddo saacado ah weerarkan.

Booliiska ayaa si nabadgalyo ah dad shicib ah uga daad gureeyey goobaha dagaalku uu dhexmarayo dableyda.

Xafiiska Wararka Boramanews.com

Boramanews@gmail.com

Related posts

DAAWO: Nin Mudo 10 Sano Ah La Nool Shinida Kana Gacanasada Malabkeeda Kana Warbixiyay Qaabka Uu Ula Noolyahay Shinida

Bnnstaff Bnnstaff

DAAWO iiraan Meel Ku Sheegtay Markii La Waayay iyo Wararkale Oo Xiiso leh

Amiin

DAAWO: Safiirka Dawlada Qadar U Fadhiya Dawlada Qadar Oo Baaqday Magaalada Jawhar Ee Caasimada Maamulka Hirshabeele

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Privacy & Cookies Policy