Borama News Network
Somali News

Cadho Xoogan Oo Ka Dhalatay Nin Qaba Cudurka AIDS-ka Oo Xoog Laga Saaray Isbitaal Uu Tegay

Sraakiisha dalka Masar ayaa baarayaa arrin ka dhacday Isbitaal ku yaalla dalka Masar kaddib markii qof bukaan oo qabay cudurka Aids-ka xoog looga saaray halkaas.

Isbitaalka ayaa ku yaalla deegaanka Gharbia, waxay dhacdan caro weyn ka dhalisay baraha bulshada kaddib markii muuqaallo iyo sawirrada lagu baahiyay baraha bulshada.

Waxay muujinayaan muuqaallada ninka oo xoog looga saarayo isbitaalka isla markaasna lagu jiidayo dhulka.

Wasaaradda caafimaadka Masar waxay sheegtay in shaqaalaha Isbitaalka lagala xisaabtamayo dhibaatada loo geystay bukaanka qabay cudurka Aids-ka ee xaaladda caafimaad u jiifay halkaas.

Bukaanada qaba cudurka Aids-ka ee kunool Masar ayaa waxay takoor kala kulmaan bulshada.

Xafiiska Wararka BoramaNews
BoramaNews.com

Related posts

Boqortooyada Sucuudiga Oo Haweenka U Ogolaatay In Ay Ku Safri Karaan Bilaa Maxram

Bnnstaff Bnnstaff

DEG DEG: Xildhibaanada Golaha Wakiilada Ee Ka Soo Jeeda Gobolka Awdal Oo Bulshadooda Ugu Baaqay In Ayna Doorasha Ka Soo Qayb Galin

Bnnstaff Bnnstaff

DAAWO: Shirkada Facebook Oo Xidhay Bogag Iyo Ciwaano Tirsan Oo Ay Ku Jiraan Kuwo Lagu Faafin Jiran Madaxbanaanida Somaliland

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Privacy & Cookies Policy