Borama News Network
Somali News

Duqa Magaalada London Oo Kulan La Yeeshay Wiilka Uu Dhalay Gudoomiyihii Gobolka Banaadir Marxuun Eng Yariisaw

-

Duqa magaalada London, Sidiiq Khan ayaa la kulmay wiilka Injineer Cabdiraxmaan Cumar Cismaan oo ahaa guddoomiyihii gobolka Banaadir oo dhawaan u geeriyooday dhaawac kasoo gaaray qarixii ka dhacay dhismaha maamulka Banaadir.

Sadiiq Khan waxaa uu tacsi u diray dhammaan eheladii uu ka geeriyooday Injineerka.

Waxaa uu sidoo kale la kulmay qurba joogta soomaalida ee ku sugan London isla markaasna waxaa uu ka hadlay doorka bulshada Soomaalida ay ku leeyihiin horumarada dalkaas.

 

 

Related posts

WAR DEG DEG AH: Ahmed Madoobe iyo Xidig Oo Loo Doortay Jubbaland

Mustafe Haji

Banaan Baxa Balaahan Oo Lagaga Soo Horjeedo Maamulka Puntlan Oo Ka Dhacay Gobobka Bari Ee Puntland + SAWIRO

Bnnstaff Bnnstaff

Tiro badan oo muhaajiriin ah ayaa laga baqaaya inay ku qarqoomeen badda Libya

Mustafe Haji

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Privacy & Cookies Policy