Borama News Network
Somali News

Milatariga Pakistan oo guulo ka sheegtay dagaal ay la galeen ciidanka Hindiya

-

Milatariga Pakistan ayaa sheegay in sadex askari oo ka tirsan ciidankooda iyo shan askari oo ka tirsan milatariga Hindiya ay ku dhinteen iska hor imaad ka dhacay xadka Kashmiir.

Afhayeenka milatariga pakistan Janaraal  Asif Ghafoor ayaa barta uu ku leeyahay Twitter-ka ku soo qoray in qabarkaan, waxaana uu sheegay in ciidanka Hindiya ay weerar ku soo Qaadeen.

Mr Asif ayaa dhanka kale tilmaamay in sadex ruux oo rayid ah ay ku dhinteen dagaalka dhexmaray Milatariga Hindiya iyo Pakistaan.

Dhanka kale wasaarada arimaha dibada Hindiya ayaa beenisay in askar looga dilay Dagaalka.

Xafiiska Wararka Boramanews.com

Boramanews@gmail.com

Related posts

Warbixin Gudiga Wadahadalada ee uu magacaabay M/S Farmaajo maxay soo kordhin karaan ?

Amiin

DAAWO: Beesha Caalamka Oo Lagu Qodob Oo Culus Hor Dhigtay Axmed Modoobe

Bnnstaff Bnnstaff

DAAWO: Madaxwayne Ku Xigeenka Somaliland Oo Kormeer Kadis Ah Ku Tegay Qaar Ka Mid Ah Wasiirada Somaliland

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Privacy & Cookies Policy