Borama News Network
Somali News

Xogta Dahsoon Noocyada Cadaadis ee USA saaro Dalalka Kale …

-

xiliyada qaarkood waxaynu aragnaa Dawlada Maraykanka oo cunaqabatayn dhaqaale iyo mid milateri saraysa dalalka ay aaminsan tahay inay ka soo horjeedaan, cunoqabatayntaa oo badaanaa dalalkaa si xun u saamaysa, iyadoo ududa dalka Maraykanka iyo booskeeda ay saaxadda caalamiga ah ku leedahay ayaa cunoqabataynteedu waxa ay noqotaa mid caalami ah, sababtoo ah dawlada Maraykanku waxay raacdaa dariiqo ay idhiidhi adag ku geliso wadanka hadafka u ah ganaaxeeda, iyadoo cunoqabataynta ay wadan saartaana ay ku sii fiddo dalal kale gaar ahaan kuwa dhaqaale ahaan iyo milateri ah la macaamila wadankaa ay cunoqabataynta saareen, waana nooca cunoqbataynta ah ee ay washington saartay dalal badan oo ay ugu dambaysay Jamhuuriyada Iran, waana nooca cunoqabatayneed ee loogu talogalay in lagu ciqaabo wadamada ka horyimaadda sharciga dalka Maraykanka, waana cunoqabataynta dul hoganaysa wadan kasta xitaa haduu yahay dalalka waaweyn ee la saaxiibka ah Maraykanka sida dalalka reer Yurub.
milateri ee ay sirdoonka Maraykanku ka shaqeeyeen ee ka kala dhacay dalal badan oo ku yaalla Afrika, Asia iyo Latin Amerika, inqilaabadaa oo ahaa uun ciqaab guud oo bulshada wadankaa wada
waxaana dhici karta in xidhiidhka ay la leeyihiin wadan xaasaasi ahi aanay u ogolaanayn inay saaran cunoqabatayn la wada ogyahay, xiligaana Maraykanku waxay u leexdaan inay si aan toos ahayn dalkaa u saaraan cadaadis joogto ah. tusaale ahaana waa qaabka ay ula dhaqmaan dalka turkiga oo kale oo ah wadan ay dusha xidhiidh dhow kala leeyihiin, hoostana ay kala dagaalamayaan, illaa ay aqoonyahanada ka faalooda siyaasdda caalamiga ahi caddayn rasmi ah u waayeen inay Maraykanku ku lug lahaayeen inqilaabkii fashilmay ee Turkiga ee 2016. inkastoo arimihii la wada ogaa ee Maraykanku kula
meelaha kale ee ay Maraykanku cadaadiska diblumaasiyadeed kaga hayeen Turkiga waxaa ka mid ahaa qaddiyada dadkii Arminiyiinta ee la sheegay inay xasuuqeen boqortooyadii cusmaaniyiintu si ay
xiligii ay Turkigu ku jireen la soo wareegidda gantaalaha difaaca Ruushka ee S 400 Maraykanku waxay ku baaqayeen inay cunoqabatayn ku soo rogayaan Ankara hadii ay dhammaystirto la soo wareegideeda talaabadaas
yaalla gudaha Turkiga, waana dalabaadkii turkiga ee tan iyo markii ay dhibaatada Suuriya bilaabantay sanadkii 2011, dalabaadkaa oo aan laga hoos qaadin illaa ay isa soo taagtay inay turkigu u
waana xilli uu wakhtigu ku soo degdegayo xukuumada Trump oo kun askari ka joogaan mandaqadaa.

Xuseen kurdi

Xogta dahsoon

Related posts

DAAWO: Gudiga Qaban Qaabada Shirka Golaha Dhexe Ee Xisbiga Ucid Oo Soo Gaadhay Borama Iyo Arimo Xasaasiya Oo Ay Ka Hadleen

Bnnstaff Bnnstaff

VOA Galka Baadhista Ayaa Fuliyay Dilkii Yariisaw

Bnnstaff Bnnstaff

DAAWO: Dab Ka Kacay Xaafado Ka Tirsan Magaalada Haragaysa Iyo Khasaaraha Ka Dhashay Dabkaasi

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Privacy & Cookies Policy