Borama News Network
Somali News

Dawlada Fadaraalka Somaliya Oo Marka Gaashaanka U Daruurtay Doorashada Maamulka Jubaland

Wasaradda Arrimaha Gudaha iyo Federaalka ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa Mar kale ku celisay in aan la aqbali doonin natiijo kasta oo baalmarsan dastuurka oo ka soo baxda.

Qoraalka ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Gudaha maanta , ayaa ku soo aaday kaddib markii Kismaayo ka dhacday doorashada Guddoonka cusub ee Baarlamaanka Jubbaland.

Wasaaradda Arrimaha Gudaha ayaa sheegtay habraacyada loo maray xulista Odayaasha dhaqanka iyo soo xulista Golaha Wakiilada Jubbaland ay yihiin kuwo aan loo marin dariiq sharci ah.

Wasaaradda Arrimaha Gudaha ayaa sheegtay in doorasho kasta oo ku dhacda oo sifo baalmarsan dastuurka Federaalka ay yihiin Waxba kama jiraan.

Sidoo kale Wasaaradda ayaa ku baaqday in la qabto shir dib u heshiisiin dhab ah oo ay ka qeyb galaan dhammaan bulsho weynta Jubbaland.

Related posts

Dagaal Culus Oo Saaka Deegaanada Gobolka Hiiraan Ku Dhex Maraya Alshabaab Iyo Kooxda Macawislayda

Bnnstaff Bnnstaff

Madaxwayne Ku Xigeenka Somaliland Oo Daah Furay Barnaamijka La Socodka Xawaaraha Gaadiidka

Bnnstaff Bnnstaff

Raysal Wasaare Khyre Oo Shir Gudoomiyay Shirka Golaha Wasiirada Ee Maamulka Koonfur Galbeed Somaliya

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Privacy & Cookies Policy