Borama News Network
Somali News

Madaxwayne Farmaajo Iyo Wafti Uu Hogaaminayo Oo U Dhoofay Dalka Jabuuti Iyo Ujeedada Socdaalka Waftigaasi

-

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa u ambabaxay magaalada Jabuuti ee Caasimadda dalka Jabuuti.

Madaxweynaha ayaa ajiibay marti qaad rasmi ah oo uu ka helay walaalkiis Mudane Ismaaciil Cumar Geelle, Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti, booqashada Madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaana qaadanaysa muddo labo maalmood ah.

Labada Madaxweyne ayaa la filayaa inay kulan gaar ah qaatay, iyadoona ka wadahadli doono xaalada guud ee Soomaaliya iyo howlgalka ay ciidamada Jabuuti ka wadaan qeybo ka mid Gobalka Hiiraan.

Xafiiska Wararka BoramaNews
BoramaNews.com

Related posts

Deg Deg: Alshabaab Oo Shaacisay Tirada Ergooyinka Soo Xulay Baarlamaanka Somaliya Ee Iska Diiwaan Galiyay Deeganada Alshabaab Ka Arimiso

Bnnstaff Bnnstaff

Gudoomiyaha Cusub Ee Gobolka Banaadir Oo Xilka La Wareegay Balan Qaad Culusna Sameeyay

Bnnstaff Bnnstaff

Ciidamada Xooga Dalka Oo Dagaal Kula Wareegay Deegaano Ka Tirsan Gobolka Hiiraan Oo Ay Alshabaab Ka Arimin Jirtay

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Privacy & Cookies Policy