Borama News Network
Somali News

Deg Deg: Kismaayo Oo Lagu Soo Rogay Bandow Iyo Dhamaanba MeelahaLaga Soo Gali Garo Magaalada Oo La Xidhay

Magaalada Kismaayo oo Mudooyinkii dambe laga dareemay Loolanka Doorashada , ayaa la geliyey Xaalad Bandow ah inta lagu guda Jiro Doorashada Madaxwaynaha Jubbaland oo Khilaaf xoogan uu ka taagan yahay.

Guddiga amniga maamulka Goboleedka Jubbaland ayaa ka dooday sugidda amniga Magaalada Kismaayo inta lagu guda jiro waqtiga Doorashada, Waxayna Joojiyeen safaradii Magaalada lagu galayay, iyaga oo sheegay in ay Magaalada ka xidheen Socdaalka Cirka, Dhulka iyo Badda.

Sidoo kale waxa ay yareeyeen dhaqdhaqaaqa Dadka ku sugan Magaalada Kismaayo laga bilaabo Caawa maqribkii oo ku beegan 20/08/2019.

Madaxwaynaha Wakhtigiisu dhamaaday ee Axmed Madoobe oo Taageero ka helaya Kenya ayaa Wada Qorshihii uu mar kale dib ugu noqon lahaa Madaxwaynaha Jubbaland.

Related posts

War Murtiyeed Laga Soo Saaray Shirkii Isgaadhsiinta Somaliland Oo Mudo Labo Cisho Ah Ka Socday Hargaysa

Bnnstaff Bnnstaff

Borama:- Shirkada Biyaha Ee Shaba Oo Sida Fiinta Uga Qayliday Dismahyaasha Sharci Darada Ah Oo Xanibay Beebadkii Biyaha

Bnnstaff Bnnstaff

Ciidamo Ka Socda Qaramada Midoobay Oo Soo Gaadhay Magaalada Muqdisho + SAWIRO

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Privacy & Cookies Policy