Borama News Network
Somali News

Wararkii Ugu Dambeeyay Xaalada Magaalada Laascaanood Iyo Ciidamada Somaliland Oo Dhaawacay Shacab Mudaharaadayay

Xaalada magaalada Laascaanood maanta Kacsan, Illaa iyo Iminka lama xaqiijin karo tirada rasmiga ah ee dhaawacyada dadkii saaka ay xabada la dhaceen Ciidamada Millitariga Somaliland kuwaa oo kula eryayey mudaharaadyaasha illaa xalay ka wadey suuqyada magaalada .

Cusbitaalada Lasanod General Hospital iyo Manhal Hospital ayaa la soo gaadhsiiyey tiro dhaawacyo ah kuwaa oo u badan dhalinyaro, Islamarkaana Xaaladooda Lagula tacaalayaa.

Dhakhaatiirtada Cusbitaalladan gaar ahaan Cusbitaalka Manhal ayaa ku baaqay in loo baahan yahay dhiigag u badan 0-.

Kacdoonka shacabka ayaa Salka ku haya Nin shacab ah oo dhowaan Ciidamada Somaliland ku dileen gudaha magaalada Laascaanood, kaasi oo aan Weli maydkiisa la Aasin.

Maamulka gobolka ugu magacaabay Somaliland ayaa wali ka hadal dhibaatooyinka ka dhacay magaalada ee loo gaystay dadka shacabka ah.

Xafiiska Wararka BoramaNews
BoramaNews.com

Related posts

Madaxwayne Farmaajo Iyo Wafti Uu Hogaaminayo Oo U Dhoofay Dalka Jaban Iyo Ujeedada Socdaalka Waftigaasi

Bnnstaff Bnnstaff

Xildhibaan Ka Mid Golaha Deegaanka Ee Borama Oo Si Adag Ugu Jawaabay Siyaasi Cabdilaahi Jawaan

Bnnstaff Bnnstaff

Dawlada Fadaraalka Somaliya Oo Hub Iyo Ciidan Ka Dejisay Magaalada Dhuusa Mareeb Ee Xarunta Galmudug

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Privacy & Cookies Policy